Jump to content

User:Hk haji dini

From Outreach Wiki

waa kuma beesha ilaawaay cismaan daarandoole mudulood Bold text

Beesha ilaawaay cismaan daarandoole mudulood waa beel ka tirsan beelaha soomaaliya dago, qaasatan muqdish iyo hirshabelle. abgaal cismaan,moobleen cismaan iyo wacdaan ayaan la dhashtay waana qowmiyadda mudulood hiraab.

ilaawaay waxaa ka joogo farac ahaan MACALIN AAMIN WEHLIYE, MAKARAAN IYO XABEEY WEHLIYE

aftirsiin Aamin wehliye barkaan aboow, xasan yuusuf, maxamed cali, arwaaq muuse, cumar ilaawaay ama cumar ibraahim cismaan daarandoole, mudulood hiraab

faraca macalin aamin waxaa ka joogo SHANTA IIDLE IYO ADEERKOOD. Maxamed iidle, cumar iidle, xasan iidle , cali iidle iyo kulmiye iidle. adeerka waa xuseen macalin aamin iyo gacal macalin aamin.

cumar iidle faraciisa reer xaaji macoow cumar.


[1]

  1. hassankafihaji